| Su’aal waadixin ah | ![]() |
![]() |
Falal - Qeexid 1
Falal - Qeexid 2
Falal - Qeexid 3
Falal - Xadlaawe 1
Falal - Falidda habka yar 1
Falal - Falidda habka yar 2
Falal - Fallaljooga 1
Falal - Fallaljooga 2
Falal - Fallaljooga 3Raadi habka saxda ah ee luqadaada.
Leekaysii habka luqada dheenishka ah habka saxda ah ee luqadaada
Falal - Fallaltagey 1
Falal - Fallaltagey 2
Falal - Fallaltagey 3
Falal - Joogto dareerto 1
Falal - Joogto dareerto 2
Falal - Joogto dareerto 3
Falal - Mustaqbal 1
Falal - Habka aan firfircooneyn 1
Falal - Habka aan firfircooneyn 2
Falal - Habka aan firfircooneyn 3
Falal - Habka aan firfircooneyn 4
Falal - Falhabeed 1
Falal - Falhabeed 2
Ereymagaceed - Qeexid 1
Ereymagaceed - Qeexid 2
Ereyada lagu garto magac raace 1
Ereyada lagu garto magac raaca 2
Ereymagaceed kali ah 1
Ereymagaceed kali ah 2
Ereymagaceed kali ah 3
Ereymagaceed kali ah 4
Ereymagaceed wader ah 1Raadi hababka magacyada ee ku haboon luqadaada.
Dhig kalmada luqadaada ah ee leeg kalmadaa af dheenishka ah.
Dhammaaadka wadaraha 1
Dhammaaadka wadaraha 2
Ereymagaceed aan joogto ahayn 1
Ereymagaceed aan joogto ahayn 2
Ereymagaceedka oo wax leh 1
Magac u yaalladda - Qeexid 1
Magac u yaalladda - Qeexid 2
Qudhaalaha 1
Qudhaalaha 2
Lihiga 1
Lihiga 2
Lihiga 3
Soocelinta lihiga 1
Magac u yaal dadeed oo ah sida walax uu toos falku ugu dhacayo ama si dadban falku uugu dhacayo 1
Magac u yaalladda weydiinleyda ah 1Raadi kalmadaha su’aalaha sameeya.
Raadi kalmada afkaaga ah ee u dhiganta kalmadahan af dheenishka ah.
Magac u yaal tixraaca 1
Tusmo - Qeexid 1
Tusmo - Qeexid 2
Higaadda tusmada 1
Higaadda tusmada 2
Higaadda tusmada 3
Higaadda tuamada 4
Jimaynta 1
Jimaynta 2
Jimaynta 3
Jimaynta 4
Heerjimaynta aan joogtada aheyn ee tusmada 1
Heerjimaynta aan joogtada aheyn ee tusmada 2
Heerjimaynta aan joogtada aheyn ee tusmada 3
Falkaab - Qeexid 1
Falkaab - Qeexid 2
Falkaab saafi ah 1
Falkaab aan saafi aheyn 1
Falkaab aan saafi aheyn 2
Laba hab oo falkaab 1
Jimaynta falkaabka 1
Tilmaamayaal - Qeexid 1
Tilmaamayaasha la xidhiidha meelo 1
Tilmaamayaasha la xidhidha xilliyada 1
Tilmaamayaasha la xidhiidha xilliyada 2
Ereytilmaameed ka qayb ah weedho siddooda loo yidhaahdo 1
Ereytilmaameed ka quab ah weedho siddooda loo yidhaahdo 2
Ereytilmaameed ka quab ah weedho siddooda loo yidhaahdo 3
Ereytilmaameed ka qayb ah weedho siddooda loo yidhaahdo 4
Xiriiriyayaal - Qeexid 1
Xiriiriyayaal - Qeexid 2
Xiriiriyaalkabarbardhiga 1
Xiriiriyaalhoosdhig 1
Isticmaalka når iyo da 1
Dhismo odhaah - Qeexid 1
Dhismo odhaah habaysan 1
Habka kalla wareejinta 1
Habka kalla wareejinta 2
Habka kalla wareejinta 3Weedho af dheenish ku samee.
Habka kalla wareejinta 4
Inversion des mots 5
Habka kalla wareejinta 6
Habka kalla wareejinta 7
Habka kalla wareejinta 8
Habka kalla wareejinta 9
Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 1
Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 2Weedho af dheenish ah samee.
Cadceedu waa ay ifaysaa, dadkuna jardiinada ayay fadhiyaan.
Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 3Weedho af dheenish ah samee.
Waa goor danbe, Tanyana telefishankii ayay damisay.
Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 4Weedho af dheenish ah samee.
Hadii Ivan kasoo daaho shaqada, sheefka ayaa cadhoon doona.
Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 5Weedho af dheenish ah samee.
Marka roobku da’ayo, Peter had iyo goor baska ayuu qaataa.
Dhismo odheehaadka weedhccaawiyaha 6
Dhismo odhaaheedka odhaahyadda la jirro silsiladda fal ku dhacaha 1Weedho af dheenish ah samee.
Kim waxa uu arkay caruurtii.
Dhismo odhaaheedka odhaahyadda la jirro silsiladda fal ku dhacaha 2Weedho af dheenish ah samee.
Caruurtii waxa ay aragtay Kim.
Dhismo odhaaheedka odhaahyadda la jirro silsiladda fal ku dhacaha 3Weedho af dheenish ah samee.
Simon waxa uu ku dheeldheelay Eva.
Dhismo odhaaheedka odhaahyadda la jirro silsiladda fal ku dhacaha 4Weedho af dheenish ah samee.
Bisadii waxa ay disha jiirkii.
Dhismo odhaaheedka odhaahyadda la jirro silsiladda fal ku dhacaha 5Weedho af dheenish ah samee.
Shalay caruurtu waxa ay cuntay digaag.
Hab dhismeedka odhaahyadda la jirran silsillad fal ku dhaceedka dadban 1Weedho af dheenish ah samee.
Martin waxa uu siiyay saaxiibadii xidhmo ubaxa.
Hab dhismeedka odhaahyadda la jirran silsillad fal ku dhaceedka dadban 2Weedho af dheenish ah samee.
Macalimiintu waxa ay siiyeen ardaydii laylisyo mar kale.
Meesha ay tusmadu kaga jirto odhaahdda 1
Meesha falkaabku kaga jirro odhaahdda 1