Meeleeye wakhtiga ma lagu daraa afkaaga?
Guji erayga, u dhigma meeleeyaha dheenishka.
Guji meesha buluuga ah ee hawraarta dhinaceeda, haddii aanu jirin eray u dhigma meeleeyaha dheenishka.
| Skolen begynder klokken kvart over otte |
Dugsigu waxa uu bilaabmayaa sideeda iyo rubuc.
|
|
| Jeg kommer om en halv time |
Anigu waxa aan ku imanayaa
ilaa
nususaace |
|
| Jeg har boet i Danmark i to år |
Anigu waxa aan deganaa Danmark
ilaa
laba sano |
|
| Min søster kommer i morgen |
Walaashay beri ayay imanaysaa
|
|
|