Afka dheenishka inta badan waxa lagu isticmaalaa meeleeyayaasha marka wax la cabirayo.
Guji erayga, u dhigma meeleeyaha dheenishka.
Guji meesha buluuga ah ee hawraarta dhinaceeda, haddii aanu jirin eray u dhigma meeleeyaha dheenishka.
| Carl er interesseret i biler |
Carl waxa uu xiiseeyaa baabuurta
|
|
| Emma er nødt til at studere meget |
Emma waxa uu
ku
qasban yahay in uu aad wax u barto |
|
| Hun er sikker på at han kommer |
Iyadu waa ay hubtaa in uu isagu imanayo
|
|
| Døren kan kun åbnes ved hjælp af en nøgle |
Albaabka waxa la furi karaa oo kaliya, iyada oo muftaax la adeegsado
|
|
|