Afka dheenishka inta badan waxa lagu isticmaalaa meeleeyayaasha marka wax la cabirayo.
Guji erayga, u dhigma meeleeyaha dheenishka.
Guji meesha buluuga ah ee hawraarta dhinaceeda, haddii aanu jirin eray u dhigma meeleeyaha dheenishka.
| Eva snakker med Martin |
Eva waxa ay
la
hadlaysaa Martin
|
|
| Marko er vred på sin kone |
Marko waxa uu
u
cadhaysan yahay xaaskiisa |
|
| Hun tror ikke på ham |
Iyadu ma aaminsana isaga.
|
|
| Pia har ikke lyst til at gå ud i regnen |
Pia ma jecla in ay dibada
u
baxda roobka
|
|
|