Sidee meelayahu luqadaada ku yahay?
Guji erayga, u dhigma meeleeyaha dheenishka.
Guji meesha buluuga ah ee hawraarta dhinaceeda, haddii aanu jirin eray u dhigma meeleeyaha dheenishka.
| Jeg bor i en lille by |
Waxa aan
ku
noolahay magaalo yar |
|
| Maden står på bordet |
Cuntadii miiska ayay
dul
saaran tahay |
|
| Mine nøgler ligger under stolen |
Furayaashaydii miiska ayay
hoos
yaalaan |
|
| Jeg kører til Århus nu |
Anigu waxa aan baabuurka
u
kaxaysanayaa Aahus |
|
| Hassan kommer fra Tyrkiet |
Xasan waxa uu
ka
yimi Turkiga |
|
|