7 Xiriiriyayaal
7.3 Isticmaalka når iyo da
Haddii odhaahdu tahay xilli tagay oo falku dhacay mar qudha, waxa la isticmaalaa da. Haddii falku dhaco marrar badan, waxa la isticmaalaa når.
| Jeg købte en bil, da jeg var i Silkeborg. |
Anigu waxan gatay baabuur, markii aan joogay Silkeborg. |
| Vi spiste altid kartofler, når vi besøgte min mor. |
Anagu waxanu had iyo jeer cunnaa baradho, marka aan soo booqano hooyaday. |
Når waxa kaloo lagu isticmaalaa xilli jooga iyo mustaqbalkaba.
| Han går i seng, når han er søvnig. |
Isagu wuxu aadaa sariir, marka uu luloodo. |
| Jeg skal købe en jakke, når jeg får penge. |
Anigu waxan iibsan doonaa koodh, marka aan helo lacag. |
Isbarbardhig:
Af soomaaliga waxa jirra farraq u dhaxeeya når iyo da. Marka waxa ay u dhigantaa når, markii na da.

|
 |
7 Bindeord
7.3 Brug af når og da
Hvis sætningen er i datid, og handlingen skete én gang, bruger man da. Hvis handlingen skete flere gange, bruger man når.
| Jeg købte en bil, da jeg var i Silkeborg. |
| Vi spiste altid kartofler, når vi besøgte min mor. |
Når bruges også i nutid og fremtid.
| Han går i seng, når han er søvnig. |
| Jeg skal købe en jakke, når jeg får penge. |
|