Erey-tilmaameed waxa uu wax ka sheegaa, xagee walax ama dad ay xidhiidh ka leeyihiin meelo. Erey-tilmaameed wuxuu kalloo ka warramaa jihadee walax ama dad dhaqdhaqaaq u sameeyeen.
| Pungen ligger i min taske. | Boorsadu waxay ku jirtaa shandadayda. |
| Avisen ligger på bordet. | Wargeyskii wuxu saaran yahay miiska. |
| Han bor hos sin mor. | Isagu wuxu la nool yahay hooyadii. |
| Han rejste til København. | Isagu wuxu u socdaaley Kobenhagen. |
Isbarbardhig:
Af soomaaliga isagana waa la isticmaalaa tilmaamayaal la xidhiidha meelo.