Magac u yaalladda weydiinleyda ah waxa lagu isticmaalaa dad, walxo, meelo, xiliyo, sababo iyo habab.
| Personer | Dad |
| Hvem er du? | Kumaad tahay? |
| Ting | Walax |
| Hvad er det? | Waa maxay waxani? |
| Steder | Meelo |
| Hvor skal vi hen? | Xagee ayaynu ku soconaa? |
| Tidspunkter | Xiliyo |
| Hvornår kommer du hjem? | Goormaad imanaysaa guriga? |
| Hvor længe har du ferie? | Ilaa intee ayaad fasax tahay? |
| Årsager | Sababo |
| Hvorfor kom du til Danmark? | Maxaad u timid Danmark? |
| Måder | Habab |
| Hvordan kom du til Danmark? | - Sideed ku timid Danmark? |