3 Magac u yaalaDa
3.0 Qeexid
Magac u yaalku wuxu badalaa erey-magaceedyo iyo magacyo.
Børnene leger.
Caruurtu way cayaarayaan.
De
leger.
I
yagu
way cayaarayaan.
Maria kommer fra Tanzania.
Maria waxay ka timid Tanzania.
Hun
kommer fra Tanzania.
I
yadu
waxay ka timid Tanzania.